07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhamaan beesha Bahabar Cabdalle ee ku nool iskandaneefiya waxay tacsi u dirayaan ilma Xaaji Cali Sh Xasan

imagesWSF1Y79BInaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan beesha Bahabar Cabdalle ee kala jooga wadamada Sweden, Norway iyo Beljim waxay tacsi u dirayaan ilma Xaaji Cali Sh Xasan oo aabahood Xaaji Cali Sh Xasan ku geeriyooday magaalada Araabi ee ismaamulka Somalida Itoobiya.

Waxay Ilaahay uga baryayaan inuu marxuunka janadiisa fardowsa ka waraabiyo ehelada iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN

ARAABINEWS