Dhamaan hawlwadeenada Araabinews waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqor Kolonel Axmednuur Bile Kaahiye iyo boqorad Haboon Buraale Waaberi oo meherkoodu ka dhacay dalka Beljim..waxaan leenahay noqda kuwii isku waara guurkooduna noqdo kii lagu nasto ee lagu nagaado. Waxaan u ciyaaraynaa hees aan u soo xulney oo ku haboon marxalada waxana ku qaadaya Nimco iyo Cabdi Hello.
ARAABINEWS.COM