Dhaqaalaha Ruushka oo aad sare ugu kacay ayadoo reer galbeedka oo uu horbaadayo Maraykanku ay is lahaayeen dalka dhan lugahaad u istaajin doontaa. ”Runtii dhaqaalaha Ruushka lama joojin karo ayuu qirtey dhaqaale yahan ay reer galbeedku ka dambeeyaan.
Waxa taas ka sii daran lacagtii Ruushka oo aad sare ugu kacday. ”Waxaan maalmo kahor is lahayn lacagta sidaan dhulka ugu gashay maku sii noolaan kartaan haddase iyadiibaan ka iibsan la’nahay wax soo saarkii waayo qaaligeeda ayuu yiri Yauri oo beer ku leh bartmaha dalka weynee Ruushka.
Waxa kale oo jira fursadaha shaqooyinka oo aad sare ugu kacay maadaam adalku bilaabay inuu buuxiyo dhamaan meelihii ay baneeyeen shirkadaha reer galbeedka.’
”Waxa hadda jira boosas farabadan oo ka banaan meelkasta maadaama la bilaabay in si degdega loo buuxiyo agabyada dhaqaalaha wada siuda ha ugu yaraato xamagta oo lagu sameeyo kabaha.
Lacagta Ruushka ayaa hadda aad uga saraysa intii aan Ruushku hawlgalka ka bilaabin Yukrayn. Cunaqabatayntu waa fashilantey ayuu tiri Kalee Daaly oo ah xubin ka tirsan barlamaanka reer Yurub. Cunaqabatayn dagaal ma joojinaysaa waa maya ayay raacisay.
Runtii halka reer galbeedku sicir barar iyo lacagtooda oo dhulka gashay ay ka qaadeen cunaqataynta Ruushka, Ruushku wuxuu ka qaaday fursad shaqo iyo lacagtooda oo aad u xoogan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay