24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhaqaatiirka isbitaalka Ceerigaabo oo ka waramay dhaawaca afar qof oo laba halis tahay kadib banaanbax dhacay

Dhaqaatiirta isbitaalka weyn ee magaalada Ceerigaabo ayaa ka waramay dhaawaca afar qof oo la keenay isbitaalka kadib markii rasaasta hoosta loogu dhigey. Banaanbax xoogan oo gilgiley magaalada ayaa sababay khasaare waxayna dhaqaatiirtu sheegeen in laba ka mida halis yihiin. Rabshada ayaa ku bilaabantey askar booliisa oo la dayn waayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM