21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhaqtarka dhimirka ee Boorama oo deeq lacageed ka soo gaartey magaalada Manchester ee dalkaasi Ingiriiska+MUUQAAL

Boorama–Dhaqtarka dhimirka ee magaalada Boorama ayaa waxa soo gaadhay deeq lacaga oo ay soo direen gabdho muxsiniin ah oo degan magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska. Deeqdan oo dhanayd $1500 oo doolar ayaa waxa lagu soo hagaajay Sheekhal baladka gobolka Sh C/llaahi Sheekh Cali Jowhar, waa goobta ka hadlay hawlwadeenada gudoomay.

ARAABINEWS