Maalintii labaad ayaa wali laysku cunayaa magaalada Beledweye iyadoo jhugunka hubka leysku ridayo iyo dhawaqa rasaasta qoryaha Boobayaasha ka dhaceyso ayaa Barakicin xoogan ku bilawday Dadka ka agdhow xaafadaha dhinaca galbeed ee Magaalada Baledweyne oo uu dagaal xoogan ka qarxay.
Dagaalka oo daqiiqado ka hor xoogeystay ayaa ah mid aad u culus oo xoogiisana uu ka socdo xaafada hawlwadaag. Buundada magaalada ayaan laga talaabi Karin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay