X

Dheecaanka libaax badeedka oo la arkay inuu joojiyo hargabka Karoonaha

Saynisyahano baadhitaan sameeyay ayaa ogaaday in dheecaanka libaax badeedka ee laga helo hilibkiisa ay joojiyaan hargabka Karoonaha. Warbixintan ayaa lagu qoray baadhitaan lagu sameeya jaamacad ku taal Maraykanka.


Ayadoo aan ognahay faaiidada uu leeyahay hilibka libaax badeedka iyo dhmaan noocyada kaluunka ayaa warbixintan tilmaamaysaa in dheecaanada libaaxaas ay joojin hargabka Karoona.

”Waxa dhici karta in ay noqoto daawada la filayo inay joojiyo hargbak Karoona oo hadda noocyadiisa kala duwan aad looga qaylinaayo ayuu yiri nin u hadlay baadhitaankaas.



”Waxaa eegaynaa isbedelada kala duwan ee hargabka Karoonaha tana waxay joojinaysaa isbedeladaas kala duwan oo kolba magac loo bixinaayo ayuu raaciyay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.