X

Ciidankii ugu badnaa oo dib looga soo celiyay Eritariya

Waxa maanta garoonka magaalada Muqdisho ka soo degay diyaaradii labaad oo wada ciidankii Eritariya ee kooxda Xalane oran jirtey waxa lagu laayay dagaalka Tigreega. Ciidankan ayaa ilaa hadda 900 oo ka mida ay soo degeen.


”Bal maxay ku hadlayaan beentii iyo bugtii ileyn ma xishoodaan, waxaba kaaga daran gabdhihii shilimaadka la siiyay ee la yiri banaan baxa oo hadda maradii ka dhacday ayuu yiri Cali Calasow.


Ciidankan ayaa ilaa hadda waxa soo gaaray 900 waxana isla markiiba qaaday gawaadhi loo diyaariyay ayadoo laga ilaalinaayo in dhiigmiiratada shabaab iyo kuwa la socda ee kooxda Xalane ay qarxiyaan.



”Waa foolxumo hadda hadal oo dheh qofaa iga maqan ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.