12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhegeysiga dacwadii C/raxmaan C/shakuur oo dib u dhacdey iyo sababta

Dhegeysiga dacwadii C/raxmaan C/shakuur ayaa dib u dhacdey dibna loo mudeeyay. C.raxmaan C/shakuur ayaan ka soo qaybgelin dhegeysiga dacwadan.

 Dib u dhaca dhegeysiga dacwada oo maanta ahayd ayaa dhacdey kadib markii eedaysane C/raxmaan uu ka shikiyay qareenadiisa isla markaana kala noqdey ogolaanshihii.



Maxkamada ayaa qabatey bisha soo socota sadexdeeda si dacwada loo dhegeysto. Maxkamada la dhowri waayay waqtigeeda ayaa codsatey in la dhowro waqtiga.



Hoos ka akhri warqada maxkamadu soo saartey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS