November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhegeyso Gabay qiimo leh iyo halgankii Imaam Axmed Gurey iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

WP_20150201_005Waa gabay aad u qiimo badan oo ka hadlaya halganadii imaam Axmed Gurey iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Halganada qaar ayaa wali socda waxana bedelay gumeysi cadaa mid madow oo Somali kula ah iyo mid maskaxeed oo ka yimaada idaacadaha reer galbeedka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS