Haweenayda madaxda u ah dalkaasi Denmaak ayaa sheegtay in haweenka Muslimka ah lagu qasbi doono inay ka shaqeeyaan shaqooyin adoonsiya. ”Haweenka Muslimka ee ak yimi Turkiga, Woqooyiga Afrika iyo barhga dhexe waa inay ka shaqeeyaan shaqooyin dawladu siin doonto ayay tiri.
Dhenaak ayaa hore dacwad looga gudbiyay ayadoo dadka magan gelyada u yimaada u kaxaysa dal kale oo Afrikaan si kiiskiisa halkaas loogu qaado. Maxkamada reer Yurub ayaa dacwad ku soo rogtey waxana la filayaa in la ganaacxo.
Shaqooyinkan adoonsiga ah waxa lagu qasbi doonaa haweenka caydha qaadan jirey muddo sadex ilaa afar sano ah. ”Wadan dhaqaalihiisu kordhayo ayaa nahay haddana haweenkani kama muuqdaan shaqaaalahaas shaqada ku jira ayay raacisay.
Xisbiga mucaaradka ee dalkaasi ayaa si xun u cambaareeyay cunsuriyada ay bilowday haweenaydan ayagoo ku tilmaamay mashruucan in la abuurayo dad dibedda loo tuurayo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay