Siiriya-Araabinews–Dhiigmiiratada Daacish ayaa nolosha ku gubey duuliyihii u dhashay Urdun ee ay haysteen. falalka noocani ah ayayna xataa Yuhuudu samayn. Ma rabo in aan muuqaal idinku tuso waayo wax ay so kordhinayso ma jirto umana fiicna saxaafad ahaan in aan tabino muuqaal noocaasa.
Dhiigmiiratadan ayaa ku qadhaabata diinteena waxana ka sii daran markii la gubey kadib in fuleyda sameeyay oo afka duuban ay dulmariyeen cagafta lagu jafo buuraha halkiina lafahiisa burburey ku aaseen.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay