X

Dhiigmiiratada Shabaab oo isku dhamaadey Jilib iyo wararkii u dambeeyay

Wararka ka soo baxaya degmada Jilib ee Jubooyinka ayaa sheegaya in argagixisada shabaab isku dhamaadeen kadib markii uu soo Kala dhexgalay kala shiki weyn oo sababay inay iska dilaan 12 argagixiso. Kala shikiga ayaa yimi kadib markii ay isku eedeeyeen basaasnimo.


Dad basaasnimada lagu eedeeyay ayaa waxa ku jira Soomaali iyo ajaanib ka soo kala jeeda dhowr wadan. Qaar ayaa rasaas furey halkaas oo kuwa kalana is difaaceen taasina ay Ka dhalatey wasaaraha 12 iyaga ah.


Argagixisada ayaa dadka Ku eedeeya basaasnimo kadibna yoogta ayagoo yiraa waa qirteen. Waa joogto dadka lagu eedeeyo basaasnimo ee la toogto. Dhawaan ayay argagixisada cuneen sarkaal u qaabilsanaa qoorgoynta muslimiinta kadib markii lagu eedeeyay basaasnimo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.