X

Faahfaahin ka soo baxaysa nabadoon masjid lagu hor diley

Booliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay heleen raadka rag xalay degmada Yaaqshid ee Muqdisho ku diley nabadaan xilliga dhiigmiiratadu dishey Ka soo baxay maajid uu ku tukanaayay salaada Isha. Nabadoonka ayaa lagu magacaabo jirey Xaaji Shahid Kheyrdoon.


Dad Ka ag-dhawaa goobta dilku Ka dhacay ayaa sheegay in nijaas aan salaada tukan ay sugeen nabadoonka, markii uu salaada ka soo baxay a ay toogteen asagoo sii jeeda kadibna goobta ka baxsadeen.


Amniga magaalada ayaa baryahan dambe aad u soo fiicnayd waxase dilka argagixisada fulisay ka dhigan tahay inay welli si dhuumaalaysi ah hubka ugu dhex wataan magaalada. Nabadoon ayaa goobta laga qaadey maadaama ay mugdi ahayd.

C/llaahi Warmooge

Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.