Dhimashada dhulgariir xoogan oo ku dhiftey Iiraan iyo Ciraaq ayaa war ka soo kordhey. Dhulgariirkan ayaa xalay saqdhexe ku dhiftey xadka u dhexeeya Ciraaq iyo Iiraan.
Dhulgarirkan ayaa ilaa hadda diley 340 qof oo labada dhinac ee xadka ah. Dhulkan uu haleelay ayaa ah dhulka Kurdiyiinta kala degan labada wadan ee Iiraan iyo Ciraaq.
Dhimashada ayaa keentay dadka oo ku nool buuraha loo yaqaan Zagros oo guryaha ka dhiosan ay intooda badan yihiin kuwo cooshada ah iyo kuwo kale oo u dhisan si aad u tayon xun.
Maaha marki ugu horeysay ee dhulgariir haleelo Iiraan ayadoo kan midkan ka horeeyay ay ku dhinteen dad ku dhow laba kun. Wadamada Turkiga, Yuhuuda iyo Kuwayt ayaa laga dareeray.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABIN EWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay