Waxa korodhey dhimasho ka dhalatey aaska Qaasim Suleymaan oo xagjir Taram diley usbuucii hore. Aaska oo la filaayay inuu maanta dhaco ayaa la codsaday in dib loo dhigo kadib dhimashada isku tumashada oo hadda gaaraysa 40.
Halka dhaawaca uu gaarayo 215 qof. Dadka isku soo baxay ayaa fuuley buuraha halka kumanaan kale ay soo buux dhaafiyeen magaalada uu Ku dhashay ee lagu aasayo.
Shalay ayay ahayd markii hogaamiyaha Iiraan uu oohin qabsaday markii uu ku tukanaayay meydka Qaasim Suleymaan. Ilaa hadda waxa la sugayaa sida Iiraan uga aargoosan doonto dilka hogaankii hawlgalada dibedda oo ay wada shaqayn jireen Maraykanka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay