Wararkii u dambeeyay xasuuq argagixisada dhiigeena iyo kan basin aadamka xalaashatey ee shabaab ka gaysteen ayaa sheegaya in dhimasho badan jirto.
Inta la og yahay waxaa ku dhintay toban qof, intaa in ka badanina waa ay ku dhaawacantay qarax xoogan oo ka dhacay afaafka hore ee dekada magaalada Muqdisho
Qarax xoogan ayaa ka dhacay afaafka hore ee dekada magaalada Muqdisho gaar ahaan, qaybta cashuuraha.
Waxaana qaraxan loo adeegsaday gaadhi weyn oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.
Dadkii ku dhaawacmay qaraxan ayaa waxaa daad gureynaaya gaadiidka gurmadka deg dega ah iyada oo la geynaayo cisbitaalada si loola tacaalo caafimaadkooda.
ciidanka amaanka ayaa wada baadhitaano la xidhiidha qaraxan saaka lala beegsaday dekada magaalada Muqdisgho,ee ay dadna ku dhinteen qaar kalana ku dhaawacmeen.
Argagixisada ayaa markay gaysanayaan weerarada noocana ku hadaaqa ALLAAHU AKBAR.







More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay