X

Dhimashada xasuuqii Sucuudigu ka gaystay aroos ka dhacay xeebta badda cas oo kor u dhaaftay 130

Wararkii ugu dambeeyay xasuuq diyaaradaha Sucuudiga ay u gaysteen aroos ayaa kor u dhaaftey 130 qof oo u badan haween iyo caruur. Xasuuqan Sucuudigu gaystay ayaa noqotey tii ugu xumayd abid ee ka dhacda Yaman. Diyaaradaha Sucuudiga ayaa xasuuqyo kale ka gaystay Yaman oo ay ku jiraan hal qoys oo dhamaantood la dilay.

Gantaalaha Sucuudiga ayaa ku dhacay laba teendho oo aad looga buuxay oo ayna socotay damaashaadka laba qof ee is guursanayay. Maamulka uu wato Sucuudiga iyo Maraykanka ayaa sheegay in ay ka xun yihiin in tiro intaas leeg la waxayna ku tilmaameen qalad.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.