Siyaasiga reer Awdal Maxamed Alabari ayaa ka jawaabay hadalo uu sheego gudoomiye ku xigeeka barlamaanka Somaliland Baashe oo ah in ay danaynayaan laba madaxweyne ku xigeen waxaanse u sheegayaa in kursigaasi yahay mid reer Awdal ku hungoobeen oo ah laf bilaa hiliba ayna u fiican tahay in uu ku dodo laba madaxweyne.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM