X

Dhuxul xad dhaafa oo ku xaniban Kismaayo

DHUL IYO DHIRTA

Dhul xad dhaafa ayaa ku xaniban dekedda Kismaayo kadib markii uu soo daahay markabkii qaadi lahaa. Dhuxushan ayaa loo wadaa wadamada Carabta halkaas oo la shito waxyaabo kalana loo istcimaalo.


Mar wax laga weydiiyay maamulka Kiiniya ee maamula dekedda ayaa diiday inay ka jawaabaan. ”Dakhliga Kiiniya ka soo gala dhuxusha ayaa lagu qiyaasay boqolaal kun oo doolar ayuu yiri Cali Xalasow.



Inkastoo qaramada midoobey oigtahay in dhuxusha caadi looga dhoofiyo Kismaayo ayaa haddana inta badan waxa eeda la saaraa kooxda argagixisada ee Shabaab. ”Marka waxa shaki la’aanna inuu jiri xiriir u dhexeeya Kiiniya iyo argagixisada oo ku aadan ka ganacsiga dhuxusha.


Si kastaba ha ahaatee waxa isha lagu hayaa xilliga la qaadi doono dhuxushaas iyo cida qaadi doonta.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.