November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dib u jaleec furitaankii dugsiga hoose ee Cabdi Qaalib ee deegaanada Odax ilinta iyo kuwa kale+MUUQAAL

Odax(Gabiley)–Dib u jaleec furitaankii dugsiga hoose ee Cabdi Qaalib oo hay’ada Camuud Foundation ka hirgelisay deegaanada kor ku xusan. Dadka deegaanka ayaa ad u soo dhaweeyay dugsigan oo bvaahi weyn loo qaay waxayna ka mahadceliyeen cidii hawsha badan ka gaysatay sida Dr Ibrahim Aadan Qaalib.

ARAABINEWS