Wasiirka ciyaaraha Somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa ka mid ahaa xubno u hanjabay Saylici iyo Samaroon..Wuxuuna yiri awoowgaa (Sayliciyow) oo inan la yaala haduu afartankii Jabuuti dagaal ka riday adiguna halkan (AWDAL) ka ridimeysid. Waxaad is waydiinaysaa ninka intaas oo colaada ridey xilli nabad iyo isu socod jiro ayaa maantana ku magacaaban wasiir ciyaareed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay