09/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dib u jaleec Somali u diida ceeb iyo waxaan dhaca oo kufaba oo Maryan Mursal ka samaysay burburkii iyo qixii: ASAL

Somali u diida ceeb iyo waxaan dhaca oon kufaba waxay ka mid ahaayeen heesaha aan gaboobin ee ay leedahay fanaanada weyn ee Maryan Mursal. Hadaba aan dib u jaleecno heesahaas oo loo tumey Maryan Mursal iyagoo ASALA (Original).





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM