23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dibi gowraciisa ay isugu soo baxday magaalo dhan oo ka mida dalkaasi sanamta caabuda ee Nepal

Magaalada Bhaktapur ee dalkaasi Nepal ayaa waxaa isugu soo baxay dad kor u dhaafaya 1,500 kuwaasi oo usoo daawasho tagay gowraca hal dibi oo loogu dabaaldagaayay diinta (Dashain). Nepal ayaa sanamta caabuda waxayna leeyihiin dhaqanada uGu xun aduunka iyadoo meelaha qaar ay is guursadaan walalaha.

Dibiga ayaa inta aan la gowricin loo geystay silac kadib markii shacabkaasi dhaqan iyo caado looga dhigay in gowraca neefka ka hor la daaliyo. Dibiga ayaa la sheegay in loo qowracayo mid ka mid ah ilaahyada dalkaasi laga caabudo.

Inta aan sida foosha xun loo dilin ayaa dibiga lafkasta la soo jabiyay. Dalkan oo dhulgariir raaxada ka qaday ayaa ka mida wadamada ugu dhaqanka iyo caadada xun.

dib2[1] dib4[1] dib5[1] dib7[1]

dib1[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM