X

Diiwaangelinta doorashooyinka maamulka Somaliland oo Burco lagu bilaabayo iyo degmooyin la raaciyay Sool iyo Woqooyi Galbeed

Degmooyinka Buuhoodle oo aan awalba doorasho ka dhacayn ayay sheegeen gudiga doorashooyinku in ay raaciyeen gobolka Sool taas oo loo arkay in laga quustey gobolkaas halka Gabiley iyo Baligubadle iyagana la raaciyay gobolka oo ay awalba mid ka mid ahayd.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.