X

Oday Ingiriis ku hadla laakiin aan wax qorin oo qalinka lagu khiyaamay: ARAG qosol

Macalin reer Widh widh ah ayaa ka sheekeeyay oday Ingiriiskii la shaqayn jirey oo Ingiriiska ku hadla laakiin aan qorin oo warqad ay walaashii u soo direy lagu khiyaamay. Sheekooyin QOSOLA oo Somalidii hore ka dhici jirtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.