November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Diiwaangelinta oo beri ka bilaabmeysa gobolada Awdal

Diiwaangelinta ayaa si rasmi ah uga bilaabmeysa gobolada Awdal maalinta berito waxana la dhaqaajiyay baabuurtii iyo ardeydii samayn lahayd baabuurta. Diiwaangelinta ayaa ka soo dhamaatey gobolka Togdheer iyadoo la shaaci doono inta is diiwaangelisey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS