Meel aan ka fogeyn Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa lagu dilay mid kamid ah Ergadii Magaalada Jowhar ku soo dooratay Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre.
Alle ha u naxariistee marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C/qaadir Cabdi Cali.waxaana lagu xusuustaa inuu ahaa shaqsi wax weyn u taray Bulshada.
Sidad ay inoo sheegeen dad goob joogayaal dilka Marxuum C/qaadir Cabdi Cali geystay askari ka tirsan Dowladda, kaasi oo markii danbe la xiray.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay