Dil ka dhacay Boosaaso iyo cida gaysatey. Waxa baryahan kordhey dilalka qorsheysan ee argagixisadu ka fuliso Boosaaso oo ah xarunta ganacsi ee gobolada Bariga Somaliya. Argagixisada shabaab garabkeeda Daacish ayaa saldhigyo ku leh buuraha gobolkaasi.
Sida aan warka ku helayno Laba dhalinyaro ah oo gacan ku dhiigleyaala ayaa la sheegay in toogteen nin ganacsae oo lagu magacaabo Marxuum Cabdiqadir Maxamed Saleebaan oo Magaalada Boosaaso sidda wanaagsan looga yaqaano.
Waxa marxuunka la socday aabihii oo isna ay dhaawaceen. Gacanku dhiigleyaasha ayaa goobta ka baxsaday intaan ciidamada amnigu goobta soo gaarin.
Ciidanka amniga ayaa sheegay inay ku daba jiraan ilaa hadda garanayn sababta ninkaan loo beegsadey laakiin u eg inuu diidey bixiyo baad.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay