Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu diley madaxii shirkada P&O oo hoostegta shirkada carabta Imaaraadka ee DP World. Ninka la diley ayaa ah Talyaani muddo joogey halkaasi madaxna ahaa.
Xilliga la diley ayaa la sheegay in uu dadka u sheegaayay inay ka guuraan meel u dhow dekedda, waxana jira cabashooyin hore u jirey. “Waxa la diley xilli uu dadka ku lahaa ka guura ayuu yiri goobjooge.
Waxa toogtey wiilyar oo isagana isla markiiba ay toogteen ciidanka amniga Boosaaso oo halkaas soo gaaray. Argagixisada shabaab ayaa dilka markiiba sheegatay ayadoo adeegsatay wiilyar oo baalashle ah oo aan diin waxba ka aqoon.
Puntland ayaa sheegtay jn dadka dhaawacmey ay ku jiraan nin Hindi ah iyo laba askari.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay