Waxa goor dhaweyd lagu dil ka dhacay deegaan u dhow tuulada Qorilugud oo lagu magacaabo Baliga. Dilkaasi ayaa lagu dilay nin ka soo beesha Qorilugud oo sida wararku sheegayaan ku dhacay si kadis ah. Labada beelood ee wada dega aaga Burco iyo Buuhoodle ayaa iyaga dagaalkoodu ku salaysan yahay Bali halkaas laga qodey oo xooluhu ka cabaan.
Waa Dilkii Labaad ee Dhexmaraya Beelaha Buuhoodle iyo Qorulugud inta Lagu Jiray Bisha Barakaysan ee Ramadanka Waxana Dilkii Hore gaystay Maleeshiyaad ka soo Jeeda Deegaanka Qorulugud.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay