X

Dil laga argagaxay oo wiil iyo walaashiis loo gaystey iyo qabasho jirta

Dil laga argagaxay ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho halkaas oo la sheegayo in askari si toosa u toogtey wiil iyo walaashiis oo saarnaa gaadghi Hindiga loo yaqaan Bajaajta.


Labadan shacab ee walaalaha ah ayaa ku safrayay bajaaj marki sida la sheegay gaadhi askara oo ag socday uu rasaas ku furay, ayadoo sida muuqata uu rabay inuu dhaafo.


Dilkan foosha xun ayaa la sheegay in loo qabtey qaar ka mida kuwa falkan gaystey ayadoo laga rajaynayo in hore laga dilo. Wiilkan iyo gabadha ayaa lagu magacaabaa Saki Maxamuud Kala-foge iyo Sowdo Maxamuud Kala-foge.



Laamaha qaar ayaa qaba in dilkan ay fusheen diigmiiratada shabaab.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.