X

Dilalka argagixisadu ka fulisay Muqdisho oo batey iyo haweenay u dambeysay

Members of al Shabaab, al Qaeda-linked insurgents, ride in a pick-up truck after distributing relief to famine-stricken internally displaced people at Ala Yaasir camp at Km50 outside Somalia's capital Mogadishu, September 3, 2011. More than 800,000 Somalis are refugees, according to U.N. estimates, while up to 1.5 million are displaced within the Horn of Africa country. Picture taken September 3, 2011. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST POLITICS)

Dilalka argagixisadu ka fulisay Muqdisho ayaa batey bishan Ramadaan iyadoo xalay argagixisadu si toosa u diley haweenay ku sugneyd xaafada Hodan.



Saraakiisha amniga oo ah kuwa u badan ee hadda la diley ayaa sheegay inay ku daba jiraan argagixisada loo adeegsadey weeraradan gaadmo ee ay ku xasuuqeen shacabkeena.

Argagixisada ayaa hadda iska duubta xilliga ay dilka fulinayaan ayadoo la ogaadey inay tababar la qaataan isla ciidamada dawlada loo tababaro ha ahaadaan kuwa dawladaha tababaraan.



Amniga ayaa gebi ahaanba u baahan dib u habayn iyo in la xulo rag khibrad u leh la dagaalanka argagixisada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.