X

Dilkii iyo kufsigii Caasha Ilyaas oo war laga soo saaray

Kiiskii ugu foolxumaa ee ka dhaca Somaliya ayaa welli ka socda maxkamadaha maamulka Butlaan. Waxa hore dil loogu xukjmay sadex eedaysane oo lagu helay dilka iyo kufsigii Caasha Ilyaas oo ahayd gabadh yar oo ahayd in la ilaaliyo.


Dacwad markale loo fariistey ayaa sadexda eedaysane markale lagu helay dilka iyo kufsiga iyo welubs jarjarida gabadhaas yar bishii labaad ee sanadkan.


Saddex Eedeysane oo kala ah Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame oo 34 jira ah, Cabdisalaan Cabdiraxman Warsame 24 jir ah iyo Cabdishakuur Maxamed Dige Shiine oo 43 sano jir ah ayaa hadda sugaya maxkamada ugu dambeysa.

Kiiskan ayaa laysku dayay in la dabaalo oo hab jufo ah afka loo qabto cadaalada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.