15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dirawalkii Siyaad Barre ee guriga laga saaray oo laaluush qaate ku tilmaamey wasiirka madaxtooyada iyo jawaabo kale

Dirawalkii madaxweynihii hore ayaa ka jawaabay war uu sii daayay wasiirka madaxtooyada oo sheegayay in uu guri dejiyay wuxuuna saxaafada tusey halka uu degan yahay. Dhinaca kale wasiirka madaxtooyada ayuu ku tilmaamay nin laaluush qaate ah oo uu isaga waydiistey lacag dhan 10,000 oo doolar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM