Sida baryahanba jirtey waxa saxaafada la hadlay dirawalkii Siyaad Barre ninka lagu magacaabo Xaashi Fure oo sheegay in gurigiisa xoog ay uga saaray ciidamo beelaysan oo uu wato Muungaab laakiin sida uu ku waramayo gudoomiyaha dhulalka Saalax Dhiblaawe wuxuu sheegayin gabdhuhu wataan lahaansho xiriirsan halka dirawalkii Siyaad Barre isagu kaliya la yimi warqad digreeto.
Gudoomiyaha ayaan sheegin in Xaashi Fure wato waraaqo kale inkastoo la arkay in saxaafada tusey waraaqo badan.
Fadlan LIKE saar bogga Araabinews.com/facebook si aad wararkayaga toos ugu hesho
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay