Diyaarad ay leedahay shirkada boostada ee DHL ayaa ka baxday khadka degista diyaaradaha magaalada Bergamo Orio Alserio ee dalkaasi Talyaaniga.
Baabuurta Waddo ay isticmaalayeen ayey ku soo dhacday iyadoo Xamuul ama Alaab ay diyaaradu siday,Shaqaalihii Diyaarada weli khasaaro soo gaaray lama sheegin.
Baabuur badan ayaa la waayey oo loo maleenayo in shilkaasi ay saameyn ku yeesheen dadkii la socdana nolol iyo geeri lagu weysan yahay.
Telefeshinada Talyaaniga iyo Warbaahinta kale ayaa muuqaalo ay soo qaadeen waxa la arkayaa Diyaarada oo bur burtay iyadoo Bartamaha Laamigana dhex taalla.





Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![36E4D84900000578-3724910-Emergency_crews_at_the_airport_also_known_as_Orio_Al_Serio_rushe-m-11_1470381531398[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/08/36E4D84900000578-3724910-Emergency_crews_at_the_airport_also_known_as_Orio_Al_Serio_rushe-m-11_14703815313981-300x223.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay