22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Diyaarad khaasa oo ka degtay Ceerigaabo markii ugu horeysay iyo dhaawac aan la garanayn oo ay soo qaaday

Diyaarad khaasa ayaa ka degtay Ceerigaabo markii ugu horeysay. Diyaaradan oo ah noocii gaboobey ee Ruushkii hore ayaa la sheegay in ay u kireysan tahay Siilaanyo inadeerkii oo ah wasiirka duulista. Waxa la horgeeyay gaadiidagka gurmadka lamina garanayo cida ay Ceerigaabo ka qaadayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM