X

Dooda in mar sadexaad aad qaadato ka hortaga Karoona

Waxa in bilo ahba ay dood ay ka taagnayd kordhinta talaalka ka hortaga hargabka Karoona. Haddaba dooda baadhitaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in talaal sadexaad uu faaiido leeyahay. ”Waxa la ogaaday inuu kordhinanyo awood difaac ayay qabaan dhaqaatiir sameeyay.

Waxa kale oo lagu ogaaday in talaal sadexaad oo ay Yuhuudu siisay dadkeeda inuu ka hor istaagay inuu hargabku si aada ugu faafo bulshada talaalka labada ah qaadatey.

Waana halka dooda inteeda badan looga guulaystey kuwa iyagu shikiga weyn ka qaba ee leh mid sadexaad waxba ma kordhinayo gaar ahaan bulshada aan hore u qabiln xanuuno kale.

Waxayse isku raaceen in dadka ay ka weyn tahay da’doodu 50 sano iyo kuwa qaba xanuuno kale in la siiyo talaalka sadexaad.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.