20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Doodii Ingiriisku ee ictiraafka waxay ahayd sheeko baralay: Dr Nageeye

Madaxweynaha Awdal State oo ka hadlaayay doodii qaar ka tirsan xildhibaanada Ingiriisku ku qabsadeen barlamaan madhnaa ayaa doodaas ku tilmaamay mid sheeko baralay. Waraysu uu siiyay ARAABINEWS ayuu ku sheegay in waxa meesha lagu cunay ay tahay xoolihii masaakiinta fadhiya Hargeysa, Boorama iyo Burco.






ARAABINEWS