November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Doon la degtay ciyaartoy dalkaasi Yugandha

Doon ay saarnaayeen ciyaartoy iyo taageerayaashooda ayaa ku degtay dooxo ku taala dalkaasi Yugandha. Haro ku taal dalkaasi Yugaandha oo la yiraa Albert ayaa doomo badan ku degeen.

Afhayeen u hadlay wasaarada arimaha gudaha ayaa sheegay in 30 qof doontu la degtay oo qaar la soo badbaadiyay. Afhayeenka ayaa intaa ku daray in dadka doonta saarna hal dhinac u bateen sidaana doontu ku rogmatey.

Doomaha dadka qaada aya inta badan ah kuwo dhamaadey.

_93140294_4287ad49-8b4e-4978-95fe-993ee88822d8[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS