War ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in aan marnaba la aqbali doonin in Sabtida la qabto doorashada Xubnaha Aqalka Sare.
Shalay ayay ahayd markii lagu dhawaaqay in doorashadu beri dhacayso, waxase hadda jira in guddiga doorashada dadban ay leedahay warkaasi iyaga kama soo bixin.
Waxaanad iswaydiin kartaa maxay yihiin isdhexyaala maamul xumada taagan xilli Puntland diidey in la qabto..
Guddiga Doorashooyinka ayaa lagu cadeeyey warkooda in Sabtida aysan suuragal aheyn in ay dhacdo doorashada, iyadoo sida muuqata ay ka war sugayaan wada hadalada Madasha oo arrimahan si weyn lays kugu hayo, waxaana meesha ka baxaysa warar mudeynayay in Sabtida la qaban doono doorashadaas.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEW

More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay