Kadib muran uu keenay horjooge Xaaf oo hadda ka cararay Dhhusamareeb haddana lagu sheegay tuulada Godinlabe ayaa waxa dawladu qorsheynaysaa inay qabato doorashooyin xalaala ooagu dooranayo horjoogaha maamulka aan shaqayn ee Galmudug.
Talaabadan ayaa ka dhigan in horjooge aanu samayn karin wuxuu doono caqabadna ku noqon karin hanaanka dawladnimo ee ka jirta dalka.
Waxa kale oo la filayaa in raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre uu tago Dhuusamareeb maanta, ayadoo aad loo adkeeyay amniga magaalada.
War saxaafadeed ka soo baxay dawlada ayaa lagu sheegay in doorashada horjoogaha maamulka lagu qaban doono magaalo madaxda Dhuusamareeb bisha dambe afarteeda ah.
Dhinaca kale horjooge Xaaf oo la saftey Kiiniya ayaa la sheegay in uu codsi u dirsaday madaxda Cadaado si loogu ogolaado magaalada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay