X

Doorashada Somaliland ee lagu shubtey iyo deegaano Awdala oo aan laga fileyn oo u codeeyay Kulmiye

Doorashada Somaliland ee lagu shubtey iyo deegaano Awdala oo aan laga fileyn oo haddana u codeeyay Muuse Biixi. Codka beelaha Makaahiil ayaa ahayn mid hal xisbi laysku wada raacay oo xisbiyada dhan loo wada codeeyay.



Beelaha ISAAQ oo in loo codeeyo jufo jufo iyaga caadi ka ahayd ayaa Jufo u codeyntu u soo wareegtay gobolka Awdal oo aan si wanaagsan ugu wada jirin siyaasada iyo maamulka Somaliland.



Tuulada Gor-goorey ee gobolka Awdal waxa Kulmiye u codeeyay 234 halka Wadani ka helay kaliya 3 cod. Waxa la yaable deegaanada Sabawanaag oo Muuse Biixi u diidey in laga codeeyo in haddana loogu shubey isaga taas oo muujinaysa heerka qabiilku ka gaaray gobolka Awdal.

Hoos tuuji si aad u aragto codadka gobolada Somaliland

Final-PollingStation-Results

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.