X

Shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) oo looga dhawaaqay Hargeysa

Shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa looga dhawaaqay Hargeysa. Shirkaan ayaa imaanaya kadib markii doorashadii dhawaan dhacdey si caadi loogu shubtey lagana bahaystey beelaha Garxaji oo iyagu marhore kala jabay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=XmLOMl8Mpvs[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.