Doorashadii Koofur Galbeed ayaa lagu baxay iyo horjooge cusub oo la doortey. Doorashada maamulka Koofur Galbeed ayaa dib loo dhigey dhowr mar si loo xaliyo murano jirey kadib iscasilaadii horjooge Shariif Xasan.
Cabdicasiis Xasan Maxamed oo si weyn loogu saadaalinaayay in uu noqon doono horjoogaha cusub ee Koofur Galbeed ayaa casar dheer direy musharixiinta kale, asagoor ku guuleystay codad gaaraya 101 oo si xalaala loo arkayo.
Hadaba intee heleen kmusharxiinta kale ee ku soo dhawaa madaxweyne C/casiis Laftagreen
Aadan Maxamed Nuur Soransoor ayaa helay 22 Cod
Ibraahim Macalin Nuunow oo helay 5 Cod
Sayid Axmed Sheekh Daahir oo helay 4 Cod
Xuseen Cusmaan Xuseen taliyihii hore ee NISA oo helay 3 Cod
Hadaba C/casiis Xasan mAxamed oo boosas badan ka soo qabtey dawladihii dalka burburka kadib ayaa la saadaalinayaa inuu keeno deganaansho siyaasadeed qaasatan maamulka Koofur Galbeed.
Wuxuu ahaan jirey ugu dambeyntii wasiirkii ganacsiga wuuna iska casiley si uu ugu tartamo booska horjoogaha Koofur Galbeed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay