X

Doorashadii maamulka Galmudug oo dib loo dhigey iyo sababta

Doorashadii maamulka Galmudug ayaa dib loo dhigey waxana warkaas sheegay gudiga doorashada ee maamulka bilaa hogaamiyaha ahaa mudada bilaha ah.

Ma jirto wax hawla oo loo qabto dadka waxana laga naxay lacagta 10,000 ee doolar ee laga rabo musharixiinta. Maamulkan ayaa ku eg magaalada Cadaado oo ka tirsan Galguduud.

Waxa jirey iskuday lagu raadinayo in maamulka la mideeyo oo laga soo saaro maamul dhaba ayadoo heshiis laga dhexdhigayo maamulka gobolada dhexe iyo Cadaado ilaa hadda waa lagu fashilmey.

Doorashada hogaamiyaha Cadaado ayaa la sheegay in ay dhacayso bisha soo socota sadexdeeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 



admin:

This website uses cookies.