Doorashadii maamulka Somaliland ee lagu shubtey oo lagu dhawaaqay. Xisbiga Wadani ayaa iyagu cadeeyay inay qaadaceen oo ay la mari doonaan wadada sharciga ah.
Waxa goobta looga dhawaaqay tirada codadka ka maqnaa xisbiga Wadani oo iyagu ka soo xaadirin kadib markii la musuqey gudiguna qirtey in buugii codka loo qaybiyay.
Ku dhawaaqista codadka lagu shubtey ayaan keenayn wax macna ah mar haddii la helay ku shubasho ayna qirteen isla kuwii iyaga loo xilsaaray inay ilaaliyaan codka shacabka.
Gudiga ayaa ku dhawaaqay codadka uu helay Muuse Biixi iyo kuwa uu helay xisbiga lagaga shubtey ee Wadani.
1–Xisbiga UCID: 23.141 %4.17
3-Xisbiga KULMIYE: 305.909 % 55.19
2-Xisbiga WADANI 226.092 % 40.73
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay