Doorashadii Turkiga ayaa lagu kala baxay iyo Turkiga oo qaatey nidaam Somaliya loo diidey laguna qasbey in ay ka guuraan ayadoo la adeegsanayo waxma garatadii dagaal oogayaasha.
Doorashada Turkiga oo dadku codeeyeen in dawlad xalaala markasta u soo baxdo ayaa Turkiga ka dhigeysa dal dadku ku kalsoonaadaan dawladooda ayna helaan nidaam meel loogu soo hagaago.
Tirada ilaa hadda la cadeeyay ayaa Turkigu ku ogolaadeen in ay ka gudbaan nidaamka is dhexyaaca ee Raiisal wasaare iyo madaxweyne una gudbaan madaxweyne wata dawladiisa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay