09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr Bulxan oo beeniyay inuu yasay Samaroon shirkii jeegaanta iyo Somalida inteeda kale

Dr Bulxan ayaa beeniyay inuu yasay Samaroon shirkii jeegaanta iyo Somalida inteeda kale ee ka dhacay Jabuuti. Bulxan oo lagu qabtey buug beena oo uu ka qorey taariikhda gobolada Woqooyi ayaa muujiyay inuu cuqdad qabo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2AoOuXR2Iak[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS